Dhalinyarada oo looga digay halista Maandooriyaha

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maandooriyaha ama muqaadaraadku waa mid kamid ah waxyaabaha dhibaatooyinka ugu badan ay kala kulmaan Dhalinyarada Soomaaliyeed kuwaas oo an ku baraarugsanayn khataraha Caafimaad ee ay kala kulmi karaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here