Ra’isul wasaaraha XFS oo si Rasmi ah u daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda Sare

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray imtixaanka dugsiyadda Sare ee Fasalka 12Aad oo saaka Ardaydu ku gelayso inta badan Gobolada dalka.

Ra’iisulwasaaraha Xamse ayaa xusay in doorkan horumar weyn laga gaadhay dhanka Horumarinta tiknoolajiyadda sidoo kale Ra”iisul wasaaraha ayaa xusay in Sannadka Imtixaan laga gelayo goobihii laga xorreeyey khawaarijta.

Dhinaca kale Wasiirka Waxbarashadda ayaa xusay in sannadka tirada Ardayda Imtixaanka gelaysaa gaarayso 37038 Arday sidoo kale ay ka soo qayb galeen 736 Dugsi oo ku kala yaal gobolada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here