Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar badan oo ka mid Carruurta ku nool Soomaaliya ee aan gaarin dada qaan gaarka kana soo jeeda Qoysaska saboolka ah ee ay duruufaha dhaqaale hareeyeen ayaa ah kuwo qabta shaqooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin dhaqidda baabuurta ,caseeynta ama baalashidda kabaha iyo in gabdhaha yaryar shaqo la’aan loogu geeyo Qoysaska dhaqaale ahaan ladan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.