Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maaalmaha jimcaha iyo Khamiista oo inta badan ah maalmo laga nastoo goobaha waxbarashada iyo sidoo kale shaqadaya ayaa inta badan bulshada kunool magaalada kismaayo waxay nasiino u tagaan xeebaha ka laduwan ee magalada si ay wakhti ugu soo qataan isla markaana ay ugusoo damaashadaan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.