Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa deegaanka Buula -gaduud oo ka mid ah deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ka hirgalisay xarun loogu talagalay in wax lagu baro Haweenka aan horay u helin fursadda waxbarasho.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.