Wasaaradda Ganacsiga Jubbland oo digniin u dirtay Ganacsada raashinka keena

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada ganacsiga iyo warshada Dowlada gobolka Jubbada Ibrahim Xasan Cabdi oo kormeer ku sameeyay baaqaarada raashinka lagu kaydiyo ee ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa digniin kama danbays ah u diray ganacsatada baqaarada ku haysta raashinka dhacay islamarahaanta dadka ka iibiya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here