Magaalada Kismaayo oo lagu Qabtay xuska Maalinta Qaxootiga Adduunka

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta Qaxootiga Adduunka oo ku beegan 20-ka bisha June taas oo sanadkasta marka la gaadho laga xuso caalamka oo dhan islamarkaasna lagu soo bandhigo baahiyaha iyo caqadadaha ay wajahayaan dadka nugul ee qaxootiga ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here