Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo qabatay Tababar ku saabsan Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha

0
426

Kismaayo(Idaacada Waamo)Kullankaan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Haweenka Xuquuqul Insaanka iyo arimaha Qoyska Jubbaland,ayna ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee Bulshada,iyo qaar ka mid ah wasaaradaha dowlad goboleedka Jubbaland.

Waxaana tababarkaan ku saabsanaa ilaalinta xuquuqda aadanaha,Aadan Cusmaan Qalooshe oo ah la taliye dhinaca farsamada wasaarada cadaalada garsoorka iyo arimaha diinta Jubbaland oo ka hadlay kullanka ayaa sheegay in muhiim tahay in laga qeyb qaato ilaalinta xuquuqda aadanaha.

Agaasimaha waaxda caruurta iyo arimaha Qoyska wasaarada Haweenka Jubbaland Cabduqaadir Cabdi Yare  ayaa sheegay dhankiisa in ay waajib tahay xuquuqda aadanaha.R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here