Madaxweynaha Jubbaland oo fariin u diray Ganacsatada Raashiinka soo degsata

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha iyo iyo Hay’adda Tayo-dhowrka Jubbaland ayaa muddooyinkii dambe waday dadaallo ay ku gubayaan Raashinka waqtigiisa dhaafay,iyadoo duleedka Magaalada Kismaayo lagu gubay raashin badan.

Madaxweynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islam ayaana digniin u jeediyay Ganacsatada kala duwan ee Raashinka dhacay dadka ka iibiya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here