Shaqada Dakadda Magaalada Kismaayo oo si habsami usocota kadib Dayactir lagu Sameeyay Dakadda.

0
368

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa Si dardar leh Kusocda Howlaha Shaqo Ee Dakadda Magaalada Kismaayo Kadib Markii Dhawaan Dayactir balaaran lagu Sameeyay .
Waxaa Dakaddaan kusoo xirta Maraakiib iyo Doonyo kuwaaso wada shixmado kala Duwan Oo Ganacsi.
Maareyaha guud Ee Dakadda Kismaayo Axmed  Xaaji  Ayaa kawar bixiyay howlaha Shaqo ee Dakada ka socda waxaa una sheegay in Dakaddu habayn iyo maalin ay isku si Ushaqayso.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here