Maamulka Isbtaalka Saahid ee magaalada Kismayo oo ka digay cudurka laabjeexa

0
30
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurka gaaska ayaa wuxuu ka mid yahay cudurada laga qaado bakteeriyada taasoo sababto in bulshada qaar ay la xanuunsan yihiin .
Dadka Soomaaliyeed badan koodu waxa ay ku dhubaatodan  cudurka gaaska, waaxa uu ka mid yahay cudurada caloosha ku dhaca,kaasi oo sabab u noqotay in dadka qaar ay la xanuunsadaan gaaska.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here