Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay inay ka qayb qaataan dhameystirka dhismaha wajiga labaad ee wadooyinka

0
24

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-iyadoo  uu meel wanaagsan marayo dhismaha wajiga labaad ee wadooyinka laamiga ah ee laga hirgaliyay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa maamulka Dowlad hoose ee degmada Kismaayo waxaa uu bulshada ugu baaqay inay ka qayb qataan dhamaystirta dhismaha wajiga labaad ee wadooyinka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here