Wararka Carruur la nool Xanuunka Autismka oo la gaarsiiyay dhar Ciid By admin - June 16, 2024 0 27 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hablo u dhaq-dhaqaaqa ubadka la nool xanuunka loo yaqaan “Autism“ ka oo ah jiro ilmaha iyaga oo yar haleela, ayaa waxa ay dhar ciid gaarsiiyeen 𝟒𝟎 caruur ah oo danyar ah oo xanuunkaasi la nool. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2024/06/Carurta-la-nool-xanuunka-loo-yaqaano-Autismka-ee-ku-dhaqan-magaalada-Kismaayo-oo-la-gaarsiiyay-dharka-ciida-mowliid-.mp3 Share this:FacebookX