Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Infakshinka ku dhaca kaadi mareenka oo ah xanuun inta badan ay aad uga cowdaan dadka Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka ayaa waxaa keena jeermiska il ma aragtad ah ee loo yaqaano Bakreeriya(Bacteria) gaar ahaan nuuca loo yaqaano E.Coli. oo ah bakteeriyada keenta Infekshikaan ku dhaca kaadi mareenka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.