Suuqa Xoolaha Dhoobley oo laga dareemayo u diyaar garowga Ciidul Adxa

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saylada Xoolaha ee Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa laga dareemaya mashquul iyo sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha maadamaa fooda inagu soo hayso maalmaha Ciidda Carrafo iyo Xajka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here