Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Jubbaland oo kawarbixiyay Is bedalka Cimilada

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaaliya ayaa saameyn ballaaran ay kasoo gartay Isbedelka cimilada ayaa waxaa ka dhashay roobab sababay in ay fatahaadda sameeyaan wabiyada,waxaana meelo badan oo kamid ah gobalada dalka ku dhuftay daadadka ka dhashay roobka iyo fatahaadda ay sameyeen Wabiyada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here