Gabdhaha barta xirfadda Kombuyuutarka oo ku soo badanaya Kismaayo

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kombuyuutarka waxaa uu ka mid yahay xirfadaha  aas’aasiga ah ee xiriirka la leh inta badan shaqooyinka la qabto,waxaa ayna taa si keentay in qaybaha kala duwan ee bulshada sida raga iyo dumarku ay xooga saaraan barashada xirfadda kombuyuutarka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here