Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalda Baydhabo ayaa waxaa maanta laga dafuray shirka Wasaaradda ha cadaaladda heer federaal iyo dowlad goboleed
Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarayay xoojinta cadaalada iyo kor u qaadida caadalaada taas oo muhiim u bulshada Soomaaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.