Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlayay xuquuq siinta caruurta.

0
340
Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka jubbaland ayaa qabatay kulan loga hadlayey ka hortaga xad gudka lagula kaco Caruurta
kalan ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah bulshada gaar ahaan dhalinyarada iyo haweenka degmada kismaayo ayaa inta uu socday waxaa bulshada iyo Hooyoyinka lagu Baraarujinayey sidii kor logu qaadi lahaa waxbarashada Caruurta yar yar
Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobaka jubbada hoose Faaduma Aadan Kateela  ayaa sheegtay in hooyooyinka ay dadaal dheer galiyaan caruurtooda si mustaqbalka ay u an facaan dalkooda hooyo
Agaasimaha guud ee wasaaradda Haweenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Xuseen Maxamed ayaa faafahin dheeraad ka bixinayo sababta ay kulankan u qabteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here