Goobaha dharka lagu tolo ee kismaayo oo mashquul laga dareemayo

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Harqaanka waa mid kamid ah farsamada gacanta isla markaana si wayn looga shaqaysto gudaha Soomaaliya,wuxuuna hada shaqo abuur u noqday dad badan oo isagu jira rag iyo dumar,kuwaas oo ka mareeya nolashooda iyo midsa Qaysaskooda.

 Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here