Wasaaradda Dastuurka Jubbaland Oo Kismaayo Kuqabatay Tababar Ku Saabsan Xoojinta dib u Heshisiinta

0
325

Kismaayo(Idaacada Waamo)In ay nabad hesho bulsho sanado badan lasoo daalaa dhacaysay colaado sokeeye waxa udub dhexaad u ah dib u heshiisiin iyo Xalinta khilaafaadka jira.

Soomaaliya oo 28 kii sano ee lasoo dhaafay ay ka jireen colaado eheli ah ayaa imika waxa muuqanaya ifafaalo wanaagsan oo muujinaya in dadka soomaaliyeed ay fahmeen dhibaatadooyinka ay ka  dhaxleen colaadahaasi.

Wasarada Dastuurka jubbaland Kaduleyso xal uhelida xalinta qilafaadka ayaa waxey maanta Magalada kismaayo kudaah furtay Tawabar Soconaayo mudo Sedex Maalin Ah
kulankaan ay soo qabanqaabisay wasaaradda Dastuurka iyo arrimaha federaalka Jubaland kuna saabsan xalinta khilaafaadka iyo dib u heshiisiinta ayaa waxa kasoo qayb galay Qeybaha kala duwan ee bulshada sida Odayasha dahanka  Bahda Cadalada Haweenka  iyo Ururada dhalinyarada
Intii kulanku Socday waxa la is waydaarsaday aragtiyo la xidhiidha muhiimadda kualnakni
Wasiir Kuxigeenka wasarad howlaha guud iyo wasiirka Kalumeysiga Iyo Qeyraadka Bada Jubbaland Ayaa Wasarada Dasturka Jubbaland Ku Amanay Sida Ay Oga Goantahay  in dadka Labaro khilaafaadka Qilafaadka iyo Dib Uheshiisinta
Wasiirka Wasaaradda dasuurka iyo arrimaha Federaalka Jubaland Cumar Maxamed Cabdi oo furitaankii shirka hadal ka jeediyey ayaa sheegay inay ku dedaalayaan kulamada caynkan ah ee bulshada waxtarka u ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here