Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan dood wadaaga ah oo laga hadlayay Cadaalada ayaa waxuu Xeer-ilaaliyaha guud ee dowlada Goboleedka Jubbaland uu ka hadlay ahmiyada ay leedahay ilaalinta sharciga taas oo qeyb weyn ka qaadanesaa sare u qaadista cadaalada iyo Asuluubta Ciidanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.