Qoysas ku nool magaalada Baydhabo oo ka faa’iideystay Tallaalka Xoolaha

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib markii Xoolaha ku nool Deeganada KG ay la soo deristey Xanuuno kala duwan taasoo saameyn ku yeelatey Xoola dhaqatada maadama aysan Hilibka iyo Caanaha aysan suuqa geyn Karin si taa wax loogu qabto ayay Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa KG ayaa dib u bilowday qeybta 2aad ee talaalka xoolaha, daaweynta iyo wacyi gelinta bulshada xoolo dhaqatada ah ee ku dhaqan KGS.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here