Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoyasas barakacayaal ah oo ku nool kaamka kumasaar ee Maagalada Baladweyne ayaa waxaa saameyn xoogan u geeysatay fatahadii ku dhufatay Magaalada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here