O’ole dhir beeris ah oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo

0
30

Ol’ole isku gu jira dhir beeris iyo Nadiifinta xeebaha  Kismaayo oo mudo Todobaad ah socday ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalad Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose .

Ol’olaha dhir beerista ah oo ay waday Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada dowlad goboledka Jubbaland ayaa looga golahaa in bulshada lagu baraarujiyo muhiimada dhirtu ay u leedahay deegaanka ayadoona intii uu barnaamijkan socday dhir lagu beeray qaybo ka mid xarumaha dowlad sida wasaaraddaha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here