Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Tamarta & Kheyraadka Biyaha Dowlada Jubaland, ayaa Ceel Riig ah oo kamid ah kuwa ku yaalay deegaankaΒ Β πππ§πππ² ππππππ₯π₯π dayactir balaaran ku sameeyay, kaas oo ey ku tirsanayeen dadka deegaanka Janaay Cabdalla oo 60 KM dhanka Waqooyi Galbeed uga Magaalada Kismaayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.