Wasaaradda Caafimaadka XFS oo tababar u qabatay qaar kamid ah bahda Caafimaadka

0
26
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa waxaa ay tababar ku saabsan wacyigelinta caafimaadka aas aasiga ah ee indhaha ugu qabtay magaalda Muqdisho qaar kamid ah bahda caafimaadka.
Tababaka ayaa waxaa soo qabanqabisay wasardda caafimaadka XFS oo kaashaneso Human Apile iyo Banka Hormarinta Islamiga ayaa waxuu socon doonaa muda Lix malmood ah , waxuuna u jeediiisa uu yahay in dadkii ka qasoo qeybgalay ay fahamaan wacyigelinta caafimaadka aas’aasiga ah ee indhaha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here