Ardayda iskuulka Axmed binu xambal oo ka warbixiyay siday ugu diyaar garooben Imtaxaanka sanad dugsiyeedka 2023-2024

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardayda wax ka dhigta dugsiya Dagmada Kismaayo gaar ahaan kuwa dhigta fasalka 12 iyo fasalka 8aad ayaa ku jira diyaar garoow ku aadan imtaxaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2023-2024 kaas oo la rayaaynayo in dhawaan la qaado.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here