U diyaar garowga munaasabadda ciidul udxiya oo laga dareemayo saylada xoolaha kismaayo

0
27

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Saylada Xoolaha Lagu Gado ee magalada kismaayo ayaa laga dareemayaa mashquul badan kaasoo salka ku haya maalmaha ciidul udxiya  ee fooda inagub soo haya.

Saylada ayaa waxaa soo buux dhaafiyay xoolo laga soo iibgeeyay deeganada miyiga kuwaas oo isagu jira Geel,Lo’ iyo Ari.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here