Wasaaradda Waxbarashadda Jubbaland oo shaacisay tirada Ardeyda imtixaamka shahaadiga dugsiga dhexe u fariisaneysa sanadkaan

0
21

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalinnimada biri oo sabti ah tariqduna ey ku begantahay 8-6_2014 waxa guud ahaan deeganada Jubbaland ardeyda Iskuulada  u dareeri donan imtaxanka shahadiga ee dugsiga dhexe kaas oo ey qadeysa wasarada waxbarashada Jubbaland,waxaana sanadkaan imtaxanka ka qeygalaya Ardey ad u badan Axmed Farah Ali Aweys agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo xafiskisa kula hadlay warbaahinta ayaa kawarbixiyay tirada Ardeyda u farisaneysa imtaxaanka sanadkaan iyo goobaha ay ku galayaan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here