Qaar ka mid ah bahda Garsoorka Jubbaland oo tababar loogu soo xiray Kismaayo

0
21
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Maxakamadda Sare ee Jubbaland Dr Cabdishakuur Sheekh Maxamed ayaa tababar socday mudo toban cisha ah usoo xirey Garsoorka Dowladda Jubbaland.
Tababarka oo lagu qaadanayay cashiro ku saabsan sare u qaadista Garsoorka iyo Cadaaladda ayaa waxaa ka faa’ideystay xubno kasocday qeybaha kala duwan ee Garsoorka ee Jubbaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here