Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha iyo Waraabka Dowlada KGS oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaarada arimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Koonfur Galbeed Gudoomiyaha Gobalka Shabellaha Hoose iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaarey Deegaanka Tawakal ee Degmada Afgooye oo Dhawaan Maamul loo sameeyay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.