Xarun waxbarasho oo laga dhagax dhigay Deegaanka Abdhaare ee gobolka Hiiraan

0
29
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Weheliye ayaa dhagax dhigay iskuulka hoose iyo dhexe ee deegaanka Abdhaare oo hoostaga degmada Buula Burde ee gobolka Hiiraan.
Munaasabadda lagu dhagax dhigayay iskuulkan ayaa waxaa good joog ka ahaa xubno ka tirsan maamulka gobolka, waxgaradka deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here