Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay tababar ku saabsan u qareemidda Haweenka

0
26
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Kismaayo ayaa waxaa maanta laga daah-furay Tababar ku saabsan u qareemidda Haweenka kuwaas oo loo qabtay Xildhibanada Haweenka Jubbaland , gudiyada haweenka iyo haweenka ka tirsan Boliska Dowlada Goboleedka Jubbaland .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here