Qoysas kunool deegaanka kudhaa oo la gaarsiyay deeq raashin ah

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Boqolaal Qoys oo kunool deegaan xeebeedka Kudhaa ee gobalka Jubada hoose ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah taas oo ay baahi wayn u qabeen dadka deegaanka.

maamulka deegaanka kudhaa iyo laamaha abniga Jubbaland oo is kaashanaya ayaa ku guulaystay inay si nabada ku qaybiyaan deeqdaasi.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here