Muulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha xarunta Degmada Wadajir

0
28
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee xarunta Degmada Wadajir oo lagu dhisi doono iskutashi dadweyne kaas oo qeyb ka ah barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal Dollar.
Guddoomiyaha Degmada Wadajir Mudane Axmed Cabdulle Afrax oo warbaahinta la hadlay ayaa uga mahadceliyay Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Madaale sida uu had iyo jeer u dhiiragalinayo horumarista Caasimaada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here