Ra’iisulwasaare ku-xigeenka XFS oo gaaray Jowhar

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here