Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Yuusuf Colow wasiirka ku xigeenka wasaaradda ganacsiga Maamulka Hirshabeelle oo ka hadlayay madal ay ku qalin jabinayeen ilaa dhowr 20 gabdho ah kuwaa oo bartay aalada computer-ka si gaar ah computer sofwer ayaa amaanay in gabdhaha soomaaliyeed ay diirada saraan barashada Kombuyuutarka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.