Dhalinyarada Koonfurgalbeed oo baaq loo jeediyay

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed Cabdullahi gudoomiyaha Dhalinyarada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo wareysi siinayay wrbaahinta Ayaa waxaa uu sheegay in ay jirto Fursado Badan oo loo baahan yahay in Dhalinyarada KGS ay ka Faa’iideystaan ayna aadaan goobaha lagu barto Farsamada Gacanta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here