Kismaayo(Idaacada Waamo) Goolahayaha Xulka Qaranka Brazil ee Kooxda Liverpool ee Alisson Becker ayaa Ku Guuleystay Abaal Marinta Goolhayihii ugu Fiicnaa Xilli Ciyaareedkii Hore
Goolhaye Alisson ayaa Abaal Marintaan Ku Muteystay Ku Guuleysiga Koobka Yurub ee Champion-ka Halka Qarankiisa Brazil-na uu Kula Guuleystay Copa America 2019
Goolhayahan Alisson Becker ee Liverpool ayaa Abaal Marintaas Waxa uu Kaga Guuleysta Goolhayayaasha Kala ah :- Marc-André ter Stegen,(Barcelona) Handanovic,(Inter Milan) Anena,(Ajax) Jan Oblak (Atletico Madrid), Kepa(Chalsea) Aderson(Man City) , Manuel Neuer(Bayern M), Wojciech Szczęsny(Juventus)