Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalanyarada ku nool magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ee ku shaqeysata wadista mootobajaajka ayaa cabasho ka mujiyeen wadoyiinka magalada jowhar oo xili robaadka ay biyo fariistaan kuwaasi oo ay sheegay in ay kala kulmaan dhibaatooyin kale duwn.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.