Kulan dood wadaag ah oo Lagu soo gabogabeeyay magaalada Kismaayo

0
26

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquul Insaanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo gabagabaysay kulan dood wadaag ah oo ku saabsanaa  sare u qaadidda wacyiga iyo fahanka  qorshe howleedka qaran ee qaraarka Qaramada Midoobe ee  tirsigiisu yahay 1325 kaas oo u qareemaya xaquuda Haweenka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here