Kulan Looga hadlayay Istaraatiijiyadda Qorsho Howleedka Beeraha oo Kismaayo lagu qabtay

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Kismaayo ayaa waxaa maanta laga dafuray aqoon isweedaarsi iyo wadatashi ku saabsan Istaraatiijiyadda Qorsho Howleedka Beeraha.
Kulanaka ayaaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland , masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS iyo iskaashatooyinka Beeraleyda Jubbaland waxaana inta uu socdo la isla gorfeyn doonaa arrimo muhiim u ah Beeralayda Soomaaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here