Sicir barar ku yimid qiimaha xoolaha ee magaalada Hargeysa

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo Xoolaha suuqayada Magaalada Hargaysa.

Sara u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha ayaa waxaa sababay dhoofinta xoolaha maadamaa la gudo galay xilliyada Xajka iyo carafa.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here