Mashruuca biyo galinta Degmada Kismaayo oo heer gabogabo ah maraya

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa heer gobogabo ah ku dhow maashruuc wayn oo biyo galin loogu samaaynayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose kaas oo in mudaha uu dhismihiisu ka socday deegaanka Yoontooy ee waqooyiga Kismaayo.

Mashruuca biyo galinta Degmada Kismaayo ayaa waxaa gacanta ku haaysa wasaaradda Tamarta iyo Kharaadka Biyaha Jubbaland’ ayadoona biyaha macaan ee lagu wado in kismaayo dhawaan la soo gaarsiiyo laga soo jiidayo Wabiga Jubba .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here