Bulshada Soomaliyeed oo looga digay halista Wadno xanuunka

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka badankiis waxay ogyihiin in waxyaabaha halista u ah wadne xanuunka ay yihiin dhiig karka, sigaarka, kolestaroolka oo sarreeya, iyo miisaanka oo kordha.

Qaarka ka mid ah bulshada ayaa wax ka weydiinayay waxa ay ka aaminsanyihiin Xanuunada ku dhaca wadnaha iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here