Wasaaradda Xananada Xoolaha Jubbaland iyo Jaamacadda Kismaayo saxiixday heshiishyo iskaashi

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Madaxweynaha Jaamacadda Kismaayo ayaa kala saxiixday heshiishyo is kaashi oo dhowr qodob ka kooban.

Wasiirka Xananada Xoola Dhirta & Daaqa Jubbaland ayaa sheegey in Wasaaradu ay xoogga saari doonto wax soo saarka xoolaha iyo cilmiga xoolaha ayagoo kaashanaya Jaamacada Kismayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here