Dhaqaatiirta Baladwayne oo ku baaqay in la hubiyo badqabka Hilibka Xoolaha

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cabdullaahi Cabdi yuusuf oo kamid ah Bahda waxbarashada Gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in baritaano caafimaad lagu sameeyo Xoolaha Hilibkooda lagu iibiyo magaalada Baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here