Mamuulka Degmada Dharkeenleey oo bilaabay furista wadooyinka sida sharci darrada loo dhistay

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadoyinka ayaa muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadidka waxana inta badan dhacda wadoyin badan oo dadka kudhow ey so ciririyaan mamulka Degmada Dharkeenley oo kadulaya arinkaas ayaa bilabay baneenta wadoyinka sida sharci darada lodhistay waxana saka mamulka degmada oo u horkacaya Guddoomiyaha Degmada  Mudane Yuusuf Xundubey ey banenta jidadka kabilabeen qaar kamida xafadaha degmada waxana sido kale baneenta wadoyinka garab socday jarista geedka loyaqana Geed Yahuudka kaas oo fara ba an kuhaya degmada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here