Tababar ku saabsan dar-dargelinta adeegyada Bulshada oo Lagu qabtay Baydhabo

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa Baydhabo ku qabatey tababar ku ku saabsan dar-dargelinta adeegyada Bulshada kunool Beydhabo sida in biya nadiif ah ay helaan dadka kunool magalada Beydhabo, waxaana tababarkan loo qabtay Hay`adda iyo Shirkadaha Wasaarada ka caawiya dhinaca hormarinta adeegyada bulshada sida in bulshada deegaanada Koonfur Galbeed ay helaan biya nadiif ah oo ku filan.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here